|
|||||
WAJAALE NEWS
Magaladda Hargaysa waxa lagu qabtay munaasibad la magac baxday ololaha la dagaalanka qabayaalada
July 4, 2018 - Written by Wariye:
Intii munaasibadani socotay ayaa waxa agab ciyareed lagu wareejiyay toban koxood oo ka tirsan heer ka labaad ee kubada cagta sidoo kalena waxa lagu dhiiri galiyay inay ka dheeradan qabyalada nin jeclaysiga.
Hargaysa Office Wajaalenews.net Wariye Madax banaan:-Abdiqadir Habbane
Related posts:DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Kasoo Saartay Khilaafkii Ka Taagnaa Magaalada Tog Wajaale. Dekeda Berbera Oo Lagu Qabtay Qalab Ciidan Oo Si Qarsoodi ah Looga Soo Dajiyey Iyo Xogaha Laga He... “Hadii Ay Wasiiradu Ku Andacoonayaan Sixir Bararku Waa Wax Iska Caadiya, Waxaanu Leenahay Damqashadi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|