“Madaxwayne Xaraan Ayay Adiga Iyo Xukuumadaadaba Ku Tahay In Gobolkaagii Oo Konton Kilo-mitir U Jira Caasimada Uu Ka Dhaco Musuq Maasuqii Ugu Waynaa Abid”Siyaasi Axmed Kayse | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Xaraan Ayay Adiga Iyo Xukuumadaadaba Ku Tahay In Gobolkaagii Oo Konton Kilo-mitir U Jira Caasimada Uu Ka Dhaco Musuq Maasuqii Ugu Waynaa Abid”Siyaasi Axmed Kayse
July 24, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Siyaasi Axmed Maxamed Bookh (Axmed Kayse) Oo kamida Dhalinyarada Gobolka Gabiley Isla Markaana Doorka Muhiimka ah ka qaatay gushii xisbiga kulmiye ku hantiyay Talada dalka ayaa fariin culus diray madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo uu ugu baaqay in uu deg deg usoo gaadho khilaafka ka taagan golaha deegaanka gabiley iyo sida loo Lunsaday Hantidii Umada,

SIYAASI AXMED KAYSE

Sidoo kale Siyaasi Axmed Kayse ayaa madaxwayne biixi usoo jeediyay in uusidhaba ah u ogaado waxa gabiley ka socda una Soo diro Gudi Xaqiiqo Raadin AH

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/cqWQOwz2RO8

COMMENTS
LINKS