|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Trump oo qirtay in uu Ruushku gacan ka gaystay doorashadii Maraykanka
July 18, 2018 - Written by Wariye:
Hadalkiisan dambe ayaa yimid hal maalin ka dib markii iyada oo la wada arkayo uu oglaaday diidmadii Madaxweyne Vladimar Putin uu ka bixiyey faragalinta doorashada Maraykanka. Arrintan ayaa Madaxweyne Trump u keentay dhaleecayn xoog badan oo kaga timid sharci-dejiyeyaasha labada xisbi, iyaga oo ku canaantay in uu Trump uu qaatay hadalka hogaamiye dal kale, isla markaana uu baal maray hay’adihiisii sirdoonka. Sharci-dejiyeyaasha ayaa hadalkan Trump ku sheegay mid ceeb iyo sharaf dhac ku madaxweynenimada Maraykanka.
Hargaysa Office WAJAALENEWS.NET WARIYE ABDIQADIR HABBANE Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|