Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland xafiiskiisa ku qaabilay arday dhamaystay xiftiga quraan kariimka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland xafiiskiisa ku qaabilay arday dhamaystay xiftiga quraan kariimka
July 29, 2018 - Written by Wariye:

Hargaysa(WJN):-Madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland Maddane Muuse Biixi Cabdi oo xafiiska madaxtooyada ku qaabilley arday dhamaysay xifdiga Qur’aanka ah.

MId ka md ah ardayda oo madaxwaynaha hortiiska ka akhriyay aayado k saabsan masuuliyiinta xilalka loo dhiibto ama loo igmado

Halkan ka daawo

 

HARGAYSA OFFICE

WAJAALENEWS.NET

WARIYE ABDIQADIR HABBANE

COMMENTS
LINKS