Jig Jiga (WJN)- Madax-dhaqameedka, Salaadiinta, Cuqaasha iyo Waxgaradka kala duwan ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada Jigjiga ayaa waxa ay soo saareen bayaan ay baaq ugu dirayaan dhamaan Mucaaridka iyo Muxaafidba inay kasoo qayb galaan shirwayne ka dhici doonaa magaalo madaxda DDSI ee Jigjiga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka