Maayarka Magaalada Laascaanood iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sool oo Hada Soo Saaray Amaro Culus | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Laascaanood iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sool oo Hada Soo Saaray Amaro Culus
July 23, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Guddoomiyaha golaha geegaanka degmada Laascaanood ahna Maayarka Magaalada, Cabdicasiis Xuseen Maxamed iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sool oo si wada jir ah maanta shir Jaraa,id ugu qabtay xarunta dawlada hoose ee Laascaanood ayaa waxa ay amaro culus ka soo saareen dadka hubka la dhexmara magaalada iyo aroosyada laga rido rasaasta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/dk_f_pgniPY

 

 

COMMENTS
LINKS