LIVE-TOOS U DAAWO: Ciyaarta Xiisaha Leh Ee Dhexmaraysa Kooxaha Wasaarada Qorshaynta iyo Afgal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
LIVE-TOOS U DAAWO: Ciyaarta Xiisaha Leh Ee Dhexmaraysa Kooxaha Wasaarada Qorshaynta iyo Afgal
July 20, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Kooxaha Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland iyo Kooxda Afgal ayaa hada Ciyaar xiiso leh iskaga hor yimi Tartanka Koobka FA Cup-ka oo ka furmay Magaalada Hargeysa gaar ahaan Garoonka weyn ee Hargeisa Stadium.

 

HALKAN HOOSE TOOS UGA DAAWO CIYAARTA

 

https://youtu.be/kajSso37n4Y

COMMENTS
LINKS