Live-Toos U Daawo: Ciyaarta Xiisaha Leh Ee Dhexmaraysa, Wasaarada Xanaanada Xoolaha VS Ciidanka Dab-demiska | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Live-Toos U Daawo: Ciyaarta Xiisaha Leh Ee Dhexmaraysa, Wasaarada Xanaanada Xoolaha VS Ciidanka Dab-demiska
July 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)-Halkan hoose Toos uga daawo Ciyaarta aadka u xiisaha badan ee maanta dhexmaraysa Kooxaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Ciidanka Dab-demiska oo iskaga hor imanaya Ciyaar ka tirsan Horyaalka FA CUP-Ka ee Somaliland.

 

Halkan Hoose Toos Uga Daawo Ciyaarta.

 

https://youtu.be/6e7erqSKoNA

COMMENTS
LINKS