Laba Wasaaradood oo Ku Gacan Saydhay Dalab Uga Yimid Golaha Guurtida Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Laba Wasaaradood oo Ku Gacan Saydhay Dalab Uga Yimid Golaha Guurtida Somaliland
July 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN):- Gudida jogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay sheegeen in qaar ka mid ah masuuliyiinta Wasaaradaha Maaliyada iyo Arimaha Gudaha ay ka gaws adaygeen oo aanay soo xaadirin kulan ay la yeelan lahaayeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/FxL8vIKuGkQ

 

COMMENTS
LINKS