|
|||||
WAJAALE NEWS
“Kulmiye iyo Waddani Waxay Ku Soo Ololeeyeen Qabyaalad, Kii Waayayna Shirbuu Qabtay Kii Kalena Madaxtooyaduu Ku Fadhiyaa”. Faysal Cali Waraabe
July 5, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu sheegay in Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ay xiligii Ololaha ka baxeen xayn daabka Siyaasada kuna Ololaynayeen qabyaalad qaawan isagoo midhihii kasoo baxay ku timaamay in kii laga guulaystayna uu beeshiisii Shir u qabto kii kalena Madaxtooyada la fadhisto qabyaalad.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/wnqyb4q4UKo Related posts:DAAWO;Cali Khaliif oo Iclaamiyey Dagaal kuna Afgobaadsadey inuu S/land la geli Doono iyo Arimo kale... “Cabdicasiisoow Waxaan Ku Leeyahay Kadaa Cabdalla Abokor, Kala Qaybinta Iyo Burburinta”Ugaas Cabdira... "Xisbiyada Mucaaridka Ahi Ha Ogaadaan Abdikarim Ahmed Mooge, In Aanu Kelidii Ahayn”Abwaan Weedhsame. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|