Gabiley (WJN)- Guddoomiyaha Koomiishanka Maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuq-maasuqa Axmed Jaamac Maxamuud ayaa waxa uu maanta gaadhay magaalada Gabiley, xili xaalad aad u cakirani ka taagan tahay golaha deegaanka degmada Gabiley, waxaana uu kulan deg deg ah la qaatay Isuduwayaasha Gobolka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka