Kaluumaysato Iyo Dooni Ay Saarnaayeen oo lagu La’yahay Bada Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kaluumaysato Iyo Dooni Ay Saarnaayeen oo lagu La’yahay Bada Berbera
July 25, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Qaar ka mid ah Kaluumaysatada Magaalada Berbera ayaa waxa ay ka hadleen dooni kaluumaysi iyo laba qof oo la socda oo u kaluumaysi tagay bada oo mudo sadex cisho ah la la’yahay jaan iyo cidhib meel ay dhigeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/-aBhFeu8ZEo

COMMENTS
LINKS