|
|||||
WAJAALE NEWS
“Inta Goor Een Muuse Biixigan Madaxwaynaha Noqday Wax Idhi, Hadii Shaw Axmed Mire Aan wax Odhan lahaa Boqolaal Ayuu Wadnuhu Istaagi Lahaa” Cali Guray,
July 3, 2018 - Written by Editor:“Waar hee dheha Inta goor een Muuse Biixigan Madaxwaynaha noqday wax idhi hadii shaw Axmed Mire aan wax odhan lahaa boqolaal ayuu wadnuhu istaagi lahaa. Oo hal mar baan yar taabtayoo dunidiiba way ila gariirtaye ka warama. Hadda Muuse cid juuq ii odhan jirtay may jirin. Weliba kuwa imika weerarka cad qaatay markaan Mujaahidka yar taabtay, ilaa hadda ayay iidaha u haystaan oy hadba soo qaataan clip yar maalin aan Muuse wax idhi markii Aan UCID ahaa hadda. Waar inanku tol wanaagsanaa oo tolkii jecelaa. Hadda ogaada aniga wax aan la igu odhani ma jirto laakiin waxan kaga duwanahay anigu maba aqaan dadka wax i yidhaahda iyaguna maaha dad aniga i yaqaan markaa dad aydaan isba aqoonin hadalkoodu kuma dhibo. Laakiin Axmed inuu iga jecel yahay wanaaga garxajis anigu ma qabo oo Ilaahay igu ogyahay. Garxajisna wax aan wanaag ahayn igama mudna oo marka aan Sacad Muuse ka baxo waa reerka keliya een dir iyo daarood galo een cad ku leeyahay reer kaleba ma galo shan jeer xaga aabaha iyo xaga hooyadaba. QALINKII; CALI MAXAMED YUUSUF (CALI GURAY) Related posts:Murrashax Cirro Oo Khudbad Dhinacyo Badana Taabanaysa U Jeediyey Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Ee B... DAAWO;Wasiirka Caafimaadka Dr Xaglo toosiye Oo Xadhiga ka Jaray Cisbitaal Cusub Oo laga Hirgeliyey ... Gudoomiye Faysal Waraabe Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Uu Ku Kacay Wasiir Cabdilaahi Abo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|