Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Hada Gaadhay Ceerigaabo, Kulan Tacsi Ahna Layeeshay Eheladii Ay Dadku Kaga Dhinteen Shaqaaqadii Ceeryaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Hada Gaadhay Ceerigaabo, Kulan Tacsi Ahna Layeeshay Eheladii Ay Dadku Kaga Dhinteen Shaqaaqadii Ceeryaan.
July 30, 2018 - Written by Editor:

CEERGAABO(W,N) Gudoomiyaha Xisbig UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo caawa Ku soo hoyday Magaalada Ceerigaabo, isla markiibana Kulan tacsi ah la qaatay eheladii ay dadku kaga dhinteen shaqaaqadii Deegaanka ceeryaan ee Gobolka Sanaag .

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Sidoo kale Gudoomiyaha Faysal ayaa  shirar gooni gooni ah la yeelan  doonaa qaybaha kala duwan ee bulshada usoo ujeedidoodu  tahay sidii  lasoo af jari lahaa  shaqaaqada Deegaankaasi Ceeryaan .iyo guud ahaan gobolka sanaag.

????????????????????????????????????

faydal dar 1

COMMENTS
LINKS