Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Hargeysa Ku Casuumay Cabdikariim Qalbi Dhagax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Hargeysa Ku Casuumay Cabdikariim Qalbi Dhagax
July 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in uu magaalada Hargeysa uu ku caasumaayo Cabdikariim Qalbi Dhagax oo uu sheegay in dawlada Somaliya iyo Farmaajo ay u dhibeen dawlada Itoobiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS