Guddoomiyaha Akaadamiga Nabada Somaliland oo Ka Hadlay Saami Qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Akaadamiga Nabada Somaliland oo Ka Hadlay Saami Qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka
July 23, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN):- Guddoomiyaha Akaadamiga nabada iyo horumarinta Somaliland Maxamed Faarax Xirsi ayaa waxaa uu markii ugu horaysay faah-faahin ka bixiyay xalka ay u marayaan qorshayaasha ku aadan xalka gaadhida xeerka saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka.

Dhanka kale Guddoomiyaha Akaadamiga Nabada ayaa waxa uu ka hadlay saamaynta uu ku yeelan karo maqnaanshiyaha Xisbiga Waddani ee uu ku gacan saydhay xeerka saami qaybsiga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS