Guddida Maamulka Khaatumo Ee Wadahadalada Somaliland oo War Ka Soo Saaray Xaaladaha Deegaanada Tukaraq iyo Ceel-afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddida Maamulka Khaatumo Ee Wadahadalada Somaliland oo War Ka Soo Saaray Xaaladaha Deegaanada Tukaraq iyo Ceel-afwayn
July 20, 2018 - Written by Reporter:

Widh Widh (WJN)- Guddida Maamulka Khaatumo u qaabilsan wadahadalada Somaliland ayaa waxa ay ka hadleen heshiisyadii u dhexeeyay Xukuumada Somaliland iyo Maamulka Khaatumo, waxaana ay sheegeen in qayb ka mid ah heshiisyadaasi aanay fulin.

Sidoo kale Gudida Maamulka Khaatumo ayaa baaq nabadeed waxa ay ka soo saareen Colaada u dhaxaysa labada beeleed ee walaalaha ah ee wada dega deegaanka Ceel-afwayn iyo xaalada Deegaanka Tukaraq.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/NYgkGVchmuQ

 

 

COMMENTS
LINKS