Golaha Wakiilada Somaliland oo Soo Bandhigay Baadhis Ay Ku Sameeyeen Guddida Xuquuqal Iinsaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Somaliland oo Soo Bandhigay Baadhis Ay Ku Sameeyeen Guddida Xuquuqal Iinsaanka
July 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddida Xuquuqal Iinsaanka iyo Arimaha garsoorka ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan la qaateen Guddida Xuquuqal Iinsaanka ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynuhu.

Gudoomiyaha Guddida Xuquuqal Iinsaanka iyo Arimaha Garsoorka ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble iyo Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah gudidaasi ayaa waxa ay soo bandhigeen baadhis iyo dabagal ay ku sameeyeen guddidaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/Yii80ytR1b0

 

COMMENTS
LINKS