|
|||||
WAJAALE NEWS
Garyaqaan Guuleed Dafac oo Xukuumada Ku dhaliilay Xubnaha ay u Magacaabtay Koomiishanka Xuquuqal Iinsaanka
July 9, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka madaxbanaan ee Somaliland ayaa waxa uu xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku dhaliilay hannaanka ay u martay magacaabista iyo dhismaha guddida Komishanka Xuquuqal Insaanka isagoo ku tilmaantay qaabka loo soo xulay Komishankaasi qaab qaldan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|