|
|||||
WAJAALE NEWS
“Faysal Cali Waraabe iyo Qayrkiiba Waa In Sharciga La Mariyaa”..Xildhibaan NacNac
July 25, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye NacNac oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu sheegay in sharciga la horkeeno Guddoomiyeha Xisbiga Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe isagoo tilmaamay in uu qaranka danbi ka galay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|