Dowladda Jabuuti oo Taageero U Raadinaysa Heshiis Nabadeed oo Lagu Soo Af-jaro Colaada Kala Dhaxeysa Eritrea | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dowladda Jabuuti oo Taageero U Raadinaysa Heshiis Nabadeed oo Lagu Soo Af-jaro Colaada Kala Dhaxeysa Eritrea
July 24, 2018 - Written by Reporter:

Djibouti (WJN)- Dowladda Jabuuti ayaa waxa ay taageero u raadinaysa heshiis nabadeed oo lagu soo af-jaro colaadda kala dhaxeysa Eritrea.

Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti ayaa waxaa uu booqasho ku maraya dalal dhowra oo dibadda ah si uu taageero ugu helo arrintaas.

Haddaba mucaaradka iyo xisbiyada isbahaysiga dowladda Djibouti ayaa ka hadlay qorshaha dowladu ku raadinayso in lala heshiisiiyo Eritrea.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/IF8kXdlCMWg

COMMENTS
LINKS