|
|||||
WAJAALE NEWS
Dowladda Jabuuti oo Taageero U Raadinaysa Heshiis Nabadeed oo Lagu Soo Af-jaro Colaada Kala Dhaxeysa Eritrea
July 24, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (WJN)- Dowladda Jabuuti ayaa waxa ay taageero u raadinaysa heshiis nabadeed oo lagu soo af-jaro colaadda kala dhaxeysa Eritrea. Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti ayaa waxaa uu booqasho ku maraya dalal dhowra oo dibadda ah si uu taageero ugu helo arrintaas. Haddaba mucaaradka iyo xisbiyada isbahaysiga dowladda Djibouti ayaa ka hadlay qorshaha dowladu ku raadinayso in lala heshiisiiyo Eritrea.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/IF8kXdlCMWg Related posts:Daawo: Xildhibaan Qabile Oo Dhaliilay Gudida Ololaha Ee Gobolka Saaxil U Qaabilsan Xisbiga Kulmiye Xubnihii Ururka Dhalinyarada JIIDALI Ee xukuumadu Habeen Hore xabsiga dhigtay Oo Caawa Lagala Baxay... Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Fariin Udiray Ganacsatada Wax kala soo daga Dekeda Berbera Una Soo Je... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|