Dhaawacii Masuuliyiinta Degmada Taleex oo Laascaanood La Soo Gaadhsiiyay iyo Badhasaabka Xaysimo oo Ka Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhaawacii Masuuliyiinta Degmada Taleex oo Laascaanood La Soo Gaadhsiiyay iyo Badhasaabka Xaysimo oo Ka Hadlay
July 7, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)– Cisbitaalka magaalada Laascaanood waxaa lasoo gaadhsiiyay Dhaawacii Masuuliyiintii degmada Taleex ee ku dhawaacmay weerarkii jid gooyada ahaa ee ay u galeen maleeshitaadka maamulka Puntland waxaana dhaawaca masuuliyiintan ka hadlay Badhasaabka Xaysimo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Y0c6Yk4F0u8

 

COMMENTS
LINKS