|
|||||
WAJAALE NEWS
DEG DEG: Xisbiga Ucid oo Soo Bandhigay Siro Badan oo Ku Duugan Kulankii Faysal Cali Waraabe iyo Farmaajo
July 21, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xaruntooda guud ee Hargeysa ayaa waxa ay ka warbixiyeen shirkii ka dhacay Brussels ee uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka qayb galay . Sidoo kale Gudddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee xisbiga Ucid Cabdinaasir Buuni ayaa waxaa uu ka waramay cida lahayd dalabka ay ku kulmeen Faysal Cali Waraabe, Cali Khaliif Galaydh iyo Madaxweynaha Soomaaliya Dhanka kale Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay xisbiga Waddani.
Hakan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/RU-lWbjTdoI Related posts:Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Gaadhay Deegaanka Ceeriyaan Ee Gobolka Sa... Shirkadda Telesom Oo Wacdaro Ka Dhigtay Shirweynaha Baananka Iyo Hay’addaha Maaliyadda Somaliland Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Safarka Madaxwayne Biixi Ugu Baxay Gobolada Bari Iyo Fariinta Uu Udi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|