|
|||||
WAJAALE NEWS
Dadkii Uu Dhulkuudo Maray Qorshe Hawleedkii Laga Fuliyay Magaalada Wajaale oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Balan Qaadyo loo Sameeyay oo Aan La Fulin
July 28, 2018 - Written by Reporter:Tog Wajaale (WJN) – Qaar ka mid ah dadkii uu dhulkoodu maray qorshe hawleedkii laga fuliyay magaalo xuduudeedka Tog Wajaale ayaa waxa ay cabsho xoogan ka muujiyeen cadaalad daro ay sheegeen inay kala kulmeen qorshe magaaleedkii laga fuliyay Wajaale Iyagoo sheegay in balan qaad ay Wasiirada Hawlaha Guud u samaysay aan ilaa hada laga soo jawaabin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/KBjWBjTb7oY Related posts:Dadweynaha Degmada Tog wajaale Sideebay U Dareemeen Maamulka Cusub Ee Loo Magacaabay Iyo Dareenka So... Shirkadaha Laydhka Ee Gaafane National Iyo Telesom Oo Soo Bandhigay Falal Sharci Daro Oo Lagu Wax ye... Madaxda Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Waftigii Ka Socday Midowga Yurub Iyo Ingiriiska! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|