Dadkii Uu Dhulkuudo Maray Qorshe Hawleedkii Laga Fuliyay Magaalada Wajaale oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Balan Qaadyo loo Sameeyay oo Aan La Fulin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadkii Uu Dhulkuudo Maray Qorshe Hawleedkii Laga Fuliyay Magaalada Wajaale oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Balan Qaadyo loo Sameeyay oo Aan La Fulin
July 28, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN) – Qaar ka mid ah dadkii uu dhulkoodu maray qorshe hawleedkii laga fuliyay magaalo xuduudeedka Tog Wajaale ayaa waxa ay cabsho xoogan ka muujiyeen cadaalad daro ay sheegeen inay kala kulmeen qorshe magaaleedkii laga fuliyay Wajaale Iyagoo sheegay in balan qaad ay  Wasiirada Hawlaha Guud u samaysay aan ilaa hada laga soo jawaabin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/KBjWBjTb7oY

COMMENTS
LINKS