|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dadkii Dalka Xoreeyay Ee U Soo Halgamay, Waxa Ay Maanta Dareemayaan In Somaliland iyo Wixii Ay Ku Tacbeen La Wada Ilaalinayo”..Ex, Wasiir Shucayb
July 19, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirkii hore ee Wasaarada Warshadaha Somaliland Xukuumadii Siilaanyo, Mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa waxa uu khudbad dhinacyo Badan taabanaysa ka jeediyay degmada Daarasalaam ee gobolka Maroodi Jeex oo lagu qabtay munaasibad deeq kala duwan ah oo lagu wareejinayay Ciidanka Qaranka Somaliland ee jiida hore.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|