DAAWO; Xisbiyada Wadani & Ucid Oo kulan La Yeeshay Wafti ka Socda Igad Iyo Qaramada Midoobay . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiyada Wadani & Ucid Oo kulan La Yeeshay Wafti ka Socda Igad Iyo Qaramada Midoobay .
July 29, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Masuuliyiinta Xisbiyada mucaraacidka ee wadani iyo ucid ayaa kulan la qaatay wafti ka socda  qaramada midoobay iyo urur goboleedka igad  oo kulamo kala duwan la yeeshay xukuumada iyo xisbiyada

Ujeedada watfiga iyo waxa ay ka wada hadleen ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay madaxda labada xisbi

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS