DAAWO ;Xildhibaano Si Adag Uga Ka Hadlay Madax-dhaqameed Dhawaan Tagay Garoowe Iyo fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Xildhibaano Si Adag Uga Ka Hadlay Madax-dhaqameed Dhawaan Tagay Garoowe Iyo fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha.
July 18, 2018 - Written by Editor:

BURCO (W,N) Qaarkamida xildhibaanada golaha deegaanka burco ayaa si adag uga horyimid safar dhawaan magaalada garoowe ay ku tageen madax dhaqameed reer Somaliland ah.

Xildhibaanada ay ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu xaal siiyo boqor buurmadow oo isaga hore loogu xidhay tagi taanka puthland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS