DAAWO; Wasiirka Waxbarashada Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Laascanood, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Waxbarashada Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Laascanood,
July 27, 2018 - Written by Editor:

Laasnacood(W,N) Wasiirka Wasarada Waxbarashada Iyo Sayniska somaliland oo ay weheliyaan Wasiirka xidhiidhka Golayaasha iyo Dastuurka Jsl ayaa gaadhay  magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood, halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen Masuuliyinta gobolka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/VPCoFm_lDrg

 

COMMENTS
LINKS