|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Biyaha JSL Oo Xadhiga ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Degmada Bulaxaar.
July 12, 2018 - Written by Editor:BULA-XAAR(W,N) Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland oo ay weheliyaan wasiirka gaadiidka xildhibaano iyo maamulka magaalada berbera ee gobolka saaxil iyo qaarkamida salaadiinta Somaliland. Magaalada Bulaxaar oo kamida gobolka saaxil ayaa waxa laga hirgaliyay ceel biyood kaasi oo ay deegaanka ugu deeqeen qurba jog reer Somaliland ee kasoo jeeda gobolkan Waxaana munaasibadan hadalo ka jeediyay wasiirka biyaha wasiirka gaadiidka iyo xubno iskugu jira xildhibaano Iyo Salaadiin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Cadhooday Beeshiisa Oo Ku Biirtay Xisbiga Waddani Iyo Fariin Cul... Eng Saalax Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sobobta Uu Xiligan Uga Baxay Xisbigii Kulmiye Ee Uu Mudada Dheer ... Raysal-wasaaraha Abiy Ahmed Sheegay In Madaxwaynihii Hore DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Sharciga La Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|