DAAWO; Wasiirka Horumarinta Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Beeralayda Gobolka Daad Madheedh Iyo Qalab Uu Ku Wareejiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Horumarinta Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Beeralayda Gobolka Daad Madheedh Iyo Qalab Uu Ku Wareejiyay.
July 29, 2018 - Written by Editor:

Oodwayne (W,N) Wasiirka Wasaarada beeraha jamhuuriyada somaliland Axmed Muumin Seed ayaa kormeer Indho indhayna ku tagay Beeralayda gobolka daad madheedh kuna wareejiyay Iskaashada beeraha Laba Cagaf oo ay ugu Deeqday haayada World Vision.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS