DAAWO; Wasiirka Gaadiid Iyo Mareeyaha Haayada Wadooyinka Jsl Oo ka Hadlay Bilowga Dayactir Lagu Samaynayo Jidka Isku Xidha Hargaysa & Kalabaydh, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Gaadiid Iyo Mareeyaha Haayada Wadooyinka Jsl Oo ka Hadlay Bilowga Dayactir Lagu Samaynayo Jidka Isku Xidha Hargaysa & Kalabaydh,
July 4, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) wasiirka wasaarada gaadiid , maareeyaha haayada wadooyinka oo ay weheliyaan maayarka caasimada hargaysa iyo badhasaabka gobolka gabiley ayaa siwada jir ah uga hadlay dayactir balaadhan oo lagu samaynayo jidka isku xidha maagaalada hargaysa iyo deegaanka kalabaydh ee gobolka gabiley.

HAAYADA WADOOYINKA 1

dayactir 1

 

Halkan ka daawo muuqaalka warakn oo faah faahsan;

COMMENTS
LINKS