|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Hadashay Wararka Sheegaya Inay Xidhantay Safaaradii Somaliland Ee Adis-Ababa,
July 8, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasaarada Arimaha Dibada jamhuriyada somaliland ayaa markii uhoraysay ka hadashay wararka sheegaya in ay xidhan tahay safaaradii somaliland ku lahayd dalka iyo in waxka badal lagu sameeyay. Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada oo wax laga waydiiyay ayaa ka hadlay xaalada rasmiga ee safaarada isagoo dhanka kale eedo u jeediyay xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada oo dhawaan ka hadlay siyaasada arimaha dibada iyo safaarada adis ababa. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Ceerigaabo: Xarunta W/Qorshaynta Qaranka Oo Dhawr Bilood Qafilan, Qawlaysato Lacag Urursanaysa Oo Ka... Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Xadhiga Ay Kula Kaceen Qaarkamid Ah Musharixiinta Xisbiya... Wasiirk Cukuse Oo Shaqadii Ka Joojiyey Maareeyaha Telefishanka Qaranka Iyo Ciidamada Ilaada Wasaarad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|