|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Hadashay Wararka Sheegaya Inay Xidhantay Safaaradii Somaliland Ee Adis-Ababa,
July 8, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasaarada Arimaha Dibada jamhuriyada somaliland ayaa markii uhoraysay ka hadashay wararka sheegaya in ay xidhan tahay safaaradii somaliland ku lahayd dalka iyo in waxka badal lagu sameeyay. Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada oo wax laga waydiiyay ayaa ka hadlay xaalada rasmiga ee safaarada isagoo dhanka kale eedo u jeediyay xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada oo dhawaan ka hadlay siyaasada arimaha dibada iyo safaarada adis ababa. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Shirkii Golaha Wasiirrada Jsl Oo Go’aamo Ka Gaadhay Gaadiidka Gurran Ee Dalka Laga Istcimaalo Iyo So... Madaxwayne Biixi Oo Shacabka Caasimada Salaadii Jimce Kula Tukaday Masaajidka Ibraahim Dheere. Xildhibaan Qabile Oo Xukuumada Siilaanyo Ugu Baaqay In Ay Qaladaad Keeda Ay Saxdo Inta Lagu Guda Jir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|