DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Prof Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Su,aalaha La Waydiiyay+Jawaabaha Uu Ka Bixiyay.
July 21, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Kamida Aqoonyahanka Reer Somaliland ayaa Waxa Lala Yeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo lagu Waydiiyay Su,aalo kala duwan Iyo Jawaabaha Uu ka Bixiyay,