DAAWO; Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Amaan Ujeediyay Bulshada Gobolka Awdal Iyo fariinta Uu Masuuliyiinta Reer Sanaag Udiray, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Amaan Ujeediyay Bulshada Gobolka Awdal Iyo fariinta Uu Masuuliyiinta Reer Sanaag Udiray,
July 31, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Taliyaha Ciidanka qaranka somaliland Gen Nuux Taani ayaa bulshada gobolka awdal Ku amaanay sida ay ciidamada hiil iyo hooba ula garab taagan yihiin isagoo ka gudoomay deeq balaadhan oo ay ciidamada qaranka ee jiida hore ugu deeqeen.

Sidoo kale Gen Nuux Taani ayaa masuuliyiinta gobolka sanaag xasuusiyay in kaalintoodii ay wali banaan tahay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/HzJsCYn6orc

COMMENTS
LINKS