|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO-;Suldaan Cabdilaahi Cismaan Oo Baaq Culus Udiray Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Ku Kala Nool Daafaha Dunida,
July 7, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Suldaan Cabdilaahi Cismaan Aw Xasan oo kamida Madaxdhaqameedka Qurba Joogta Reer somaliland Oo mudooyinkii udanbeeyay ku Sugnaa Dalka gaar ahaan caasimada hargaysa isla markaana maanta u anbabaxay dalka canada oo uu dagan yahay ayaa ka hadlay xaalada dalka somaliland iyo wxyaabaha uu ku arkay intii uu ku sugnaa, Sidoo ale Suldaanka qurba joogta somaliland aaa fariin dardaarana udiray jaaliyadaha reer somaliland ee ku kala nool caalamka isagoo ugu baaqay in aanay qaybka noqon shirarka beelaha Iyo wixii bulshada kala qaybinaya. Dhanka kale Suldaan Cabdilaahi ayaa madaxwaynaha somaliland usoo jeediyay in uu Dhagayso cidkasta Reer somaliland ah oo wax tabanaysa kuna dadaalo sidii uu uqanci lahaa . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Tobanaan qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kaddib markii uu dab ka kacay goob ay ka socotay x... Shirka Doodda Qaran: (Waa la shirayaa, sharaf mooyiye, sharba kuu ma leh) . Qalinkii Boobe, Qormadii... MSG GROUP Oo Noqday Shirkada Kaliya Ee Lacagaha Ay Dalka Dibadiisa Ka Hesho Ku Malgalisa Somaliland;... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|