|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO-;Suldaan Cabdilaahi Cismaan Oo Baaq Culus Udiray Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Ku Kala Nool Daafaha Dunida,
July 7, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Suldaan Cabdilaahi Cismaan Aw Xasan oo kamida Madaxdhaqameedka Qurba Joogta Reer somaliland Oo mudooyinkii udanbeeyay ku Sugnaa Dalka gaar ahaan caasimada hargaysa isla markaana maanta u anbabaxay dalka canada oo uu dagan yahay ayaa ka hadlay xaalada dalka somaliland iyo wxyaabaha uu ku arkay intii uu ku sugnaa, Sidoo ale Suldaanka qurba joogta somaliland aaa fariin dardaarana udiray jaaliyadaha reer somaliland ee ku kala nool caalamka isagoo ugu baaqay in aanay qaybka noqon shirarka beelaha Iyo wixii bulshada kala qaybinaya. Dhanka kale Suldaan Cabdilaahi ayaa madaxwaynaha somaliland usoo jeediyay in uu Dhagayso cidkasta Reer somaliland ah oo wax tabanaysa kuna dadaalo sidii uu uqanci lahaa . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:WAR DEG DEGA; Shil laba Gaadhi oo Caawa ka Dhacay Kontaroolka Caabudla sobobayna dhimasho iyo dhaaw... Suldaan Mawliid Cali Ibraahim(Sabayso) Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Shacabkii Reer Somaliland Ee Uu ... Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|