|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Cali Cantar Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Dirtay faysal Cali waraabe Iyo Xubnihii Garoowe Tagay, Golaha Wakiiladana Ugu Baaqay In Ay Deg Deg Ugu Yeedhaan.
July 19, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Siyaasi Cali Axmed Cabdi Cantar oo kamida hogaanka sare ee Xisbiga Wadani Ayaa ka hadlay shirkii Gudoomiye faysal Cali Waraabe kaga qaybgalay dalka bulguimka Iyo kulankii uu la yeeshay Madaxwaynaha somaliya Siyaasi Cali Cantar Ayaa Madaxwaynaha somaliland ku Eedeeyay in uu isagu Dirtay faysal iyo odoyaashii Dhawaan Garoowe Tagay. Sidoo Kale siyaasi Cali Cantar ayaa Golaha Wakiilada ugu Baaqay In Ay madaxwayne muuse biixi deg deg ugu yeedhaan waxna laga waydiiyo arimaha Dawladnimad somaliland ku Dhaawaca ah.Ee uu ku kacay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Afar Qof Oo Maanta Ku Dhaawacmay Xabad Kaga Qaraxday Askari Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Faah F... “Wadanka Todobaatan Wasiir,Wasiir Ku Xigeen Iyo Wasiiru Dawle Ayaa Jira, Waa Foolxumo Wayn Somalilan... Masuuliyiin Katirsan Xukuumada jsl oo Shacabka Reer Gabiley kala Qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|