|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qoys Danyar Ah Oo Waraabe Ka Cunay Wiil 10 Jir Ah Deegaanka Cabdi Geedi Iyo Xaalada Ay ku Sugan Yihiin,
July 23, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Qoys Danyar oo ku nool deegaanka cabdi geedi oo ewaqooyiga gobolka maroodi jeex isla markaana kamida qoysaskii ay saamaysay duufaantii sagar ee k Daday xeebaha somaliland ayaa waxaa la soo daristay duruuf nololeed oo qalafsan iyagoon haysan hoy ay ka galaan xayawaanka waraabaha oo fara baas ku yaha dadka kunool deegaanada. Qoyskan ayaa waxaa soo weeraray waraabe kaasi oo ka cunay wiil toban jir balse laga soo riday markii danaba ku geeriyooday dalka jabuuti oo loo la orday dhaawiciisii. HALKAN DAAWO MUUQAALKA DHACDADAN OO DAREENO NAXDINLE XANBAARSAN, Related posts:Xildhibaan Suldaan Jaamac Nuux Oo Xukuumada Uga Digay In Ay Dib Udhigto Kalfadhiga Golaha Deegaanka... DAAWO; Hambalyada Sannadka Cusub Iyo Wacdarihii Fanaaniinta Aamina Faarax, Shay mire & Daahir yare' Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Warbixiyey Safarkii Uu Wadanka Itoobiya Ku Tagay Isaga Iyo Wafti Uu Ho... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|