|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo-Muuqaal: Damqasho Badan Ee Dareenka Maatida iyo Caruurta Ay Saamaynta Ku Reebtay Colaada Deegaanka Ceel-afwayn
July 20, 2018 - Written by Reporter:Ceel-afwayn (WJN)- Colaadihii kala duwanaa ee ka taagnaa deegaanka Ceel-afwayn ayaa waxa ay sababeen in ay saamayn wayn ku yeelato Maati badan iyo Caruur oo degan deegaankaas, Sidoo kale xaalada ay ku sugan yihiin dadkan ay saamaysay Colaadaasi ayaa waxa barnaamij qiiro leh oo ka hadlaya xaalada ay ku sugan yihiin dadkaasi ka diyaariyay, Wariye Gurey Maydhax oo ka mid Wariyeyaasha ka hawl gala Telefiishanka Qaranka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Yh_BiVbGkAg Related posts:Farmaajo Oo Doonaya In Wadahadalada Lagu Furo Kulan Dhex Mara Labada Madaxweyne Iyo Biixi Oo Ka Gaws... Daawo:Xildhibaan Golaha Guurtida ah Oo Si Xeer Beegti Leh Oo Waqtigeegii Joogta Ula Hadlay Madaxweyn... Al-shabaab Oo Baahiyay Muuqaalka Askari Kenyaan ah Oo lagu Qabtay Weerarkii Ceelcadde Sanadkii 2016k... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|