DAAWO; Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada JSl Oo Magaalada Hargaysa Ku Soo Dhaweeyay Maayar Kuxigeenka Magaalada London. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada JSl Oo Magaalada Hargaysa Ku Soo Dhaweeyay Maayar Kuxigeenka Magaalada London.
July 2, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N)Wasiirka wasaarada warfaafinta ,xildhibaanada maayarkuxigeeka caasimada iyo qaarkamida golaha deegaanka caasimada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa maanta madaarka cigaal airport kusoo dhaweeyay Maayarku xigeenka magaalada London marwo Raaqiya oo socdaal kusoo gaadhay dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS