Daawo: Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur oo Aas Qaran Loogu Samayeeyay Magaalada London | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur oo Aas Qaran Loogu Samayeeyay Magaalada London
July 28, 2018 - Written by Reporter:

London (WJN) – Waxaa magaalada London ee dalka Britain Aas qaran loogu sameeyay rug cadaagii saxaafada Soomaalida Alle ha u naxariistee Wariye Yoonis Cali Nuur oo in ka badan 30 sano ka tirsnaa Laanta Afka Soomaaliga ee BBCda oo sanadihii ugu danbeeyayna ahaa la taliye sare oo dhinaca Warfaafinta iyo guud ahaanba warbaahinta xukuumadda Somaliland.

Ale ha u naxariistee Aaska Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur waxaa kasoo qayb galay Wariyeyaal ay soo wada shaqayn jireen, Siyaasiyiin, Aqoonyahan iyo dadwayne aad u tiro badan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Aaska Wariye Yoonis Cali Nuur

COMMENTS
LINKS