DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Deeq Lacag ah Ka Gudoomay Suldaan Salmaan Oo Kamida Madax-Dhaqameedka Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Deeq Lacag ah Ka Gudoomay Suldaan Salmaan Oo Kamida Madax-Dhaqameedka Somaliland.
July 17, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Madaxwaynaha kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa deeq lacag ah ka gudoomay suldaan Axmed Maxamed Gadhyare(Abu Salmaan) oo kamida Madaxdhaqameedka Somaliland,

abu salmaan iyo saylici

Deeq Lacag ah ayaa suldaanka waxaa usoo Wakiishay Qaarkamida Haweenka ururka  Hoodaale ee Qurba Joogta Somaliland Iyagoo ugu Talo galay in ay kaga qayb qaataan gurmadka loogu jiro dadkii duufaanadii ka da,ay xeebaha Somaliland  wax yeeladu kasoo gaadhay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/vx_LGmI1XSM

COMMENTS
LINKS