DAAWO; Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ku kacay Fal Uu Ku Cabudhinayo Warbaahinta Madaxa Banaan Iyo Suxufiyiin Ka Hadlay Dhacdadan.! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ku kacay Fal Uu Ku Cabudhinayo Warbaahinta Madaxa Banaan Iyo Suxufiyiin Ka Hadlay Dhacdadan.!
July 9, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed amiin Cumar Cabdi ayaa fal ku cusub masuuliyinta gobolka kula kacay warbaahinta madaxa banaan ee magaalada gabiley isagoo gabi ahaanba amar ku bixiyay in aanay soo galin gudaha hoolka dawlada hoose oo ay ka socotay munaasibad wasiirka biyuhu kula wareegayay gacan ku haynta wakaalada biyaha gabiley.

falkii maayarka gabiley

Qaarkamida wariyayaasha  madaxa bananaan ee ka hawl gala magaalada gabiley ayaa ka hadlay falkan uu kula kacay maayarka gabiley iyaga oo sheegay in maayarku doonayo in gabi ahaanba la qariyo dhaliisha maamul iyo musuq maasuq ee dulhoganaysa dawlada hoose cidii baahisa war lagu dhaliilayo ama wax lagaga sheegayana uu kula kacayo falka noocan ah oo kale

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS