DAAWO; Maamulka Degmada Farowayne Oo Deeq Xoolo Ah Ku Wareejiyay Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore.
July 14, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) Masuuliyiinta Degmada farowayne Ee gobolka maroodi jeex ayaa deeq balaadhan oo xoolo ah ku wareejiyay Gudida taakulaynta ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan jiida hore ee Difaaca dalka .
Munaasibadan lagu wareejinayay Deeqdan xoolaha ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka degmada ,ka gobolka maroodi jeex, Maayarka caasimada iyo Xubno kamida golaha Wasiirada.