Daawo: Khasaare Dhimasho iyo Dhawaac oo Ka Dhashay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Hargaysa
July 7, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhawaacmeen kadib markii uu gaadhi nooca xamuulka qaada oo ku dhacay bartamaha magaalada Hargaysa gaar ahaan Sinimoogii hore Hargaysa.