Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa, Eedo Culusna U Jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa, Eedo Culusna U Jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi
July 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa manta si diiran loogu soo dhaweeyey madaarka magaalada Hargeysa.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ugu horeyn uu si adag u difaacay kulankii uu Magaalada Brussels uu kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, waxaana uu eedeymo culus u jeediyey siyaasiyiin iyo mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo kulankaasi dhaliilay.

Sidoo kale Faysal ayaa eedeymo culus u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi, isaga oo cadeeyey in marka ay arinta Ceel Afweyn dhamaato la isku iman doono talo qaran oo dalkan lagaga  tashanaayo ayihiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/yfbuR0fOOm0

COMMENTS
LINKS