|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ergadii Ugu Tirada Badnayd Ee U Anbabaxay Daminta Colaada Beelaha Walaalaha Ah Oo Gaadhay Magaalada Ceel-afwayn.
July 8, 2018 - Written by Editor:SANAAG(W,N) Xukuumada Somaliland ayaa Ergadii ugu tirada badnayd Udirtay xal u helida Colaada beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag kuwaasi oo kala socota Qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland sida Culimo aw diinta , Madaxdhaqameed iyo Xubno ka socda xukuumada . Ergadan nabadaynta colaada ceel afwayn ayaa madaxoodii Gaadheen magaalada ceel afwayn ee gobolka sanaag waxaana halkaasi galabta lagu soo dhaweeyay qaarkamida culimada dalka oo uu horkacayo sheikh cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar sheikh Maxamed Cumar dDrir, Sheikh Barbaraawi, Sheikh Maxamuud Suufi, Sheekh Ismaaciil Dheeg iyo xubno kale. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiir Sacad Iyo Madaxtooyada Oo Isku Maandhaafsan Saldhiga Militari Ee Dawlada Imaaraadka Laga Siiy... Daawo:Wasiir Kuxigeenkii Hawlaha Guud Iyo Gurayaynta Oo Hada Iscasilay Iyo Sobobta Keentay Oo Uu Ka ... Wasaarada Xanaanada Xoolaha Oo Ilaa Iyo haatan Wax Jawaab Ah Kasoo Saarin Xoolahii Lagu Baadhay Berb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|